Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Hargeysa ayaa waxaa lagu qabtey Kulanka Muhiimka ah ee Gaarsiinta Nuqulka Dastuurka Goobaha Akhriska Degmooyiinka Xaafadaha Magaalada Hargeysa, kaas oo soo qaban qaabisey Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland.
Kulanka ayaa waxaa looga hadlaayey Muhiimadda ay leedahay in Bulshada loo sahlo Helitaanka Dastuurka iyo Doorka Muhiimka ah ee rugaha akhriska ka ciyaaraan Fahamka iyo Faafinta Dastuurka ee Somaliland.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed