Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ayaa loo qabtey dhalinyaro isugu jirta Rag iyo Dumar ee ku dhaqan Magalada Baydhabo waxaana la baraayey Sida ay Bulshada ku heli karto Shahaadada Cadeyneysa lahaanshaha Milkiyada dhuqlka qofka si meesha loogu saaro isqab qabsiga dhulalka oo ku badan dalka
Furitaanka Tababarka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Madax ka tirsan Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo iyo kan Gobolka Baay Hogaanka Ururada Bulshada Rayidka iyadoona halkaasi ka qeyb galayaasha ku soo Bandhigeen Su’aalo la xiriira sida lagu xaqiijin karo Sax ahaanshaha Shahaadada Cadeyneysa lahaanshaha Milkiyada dhuqlka qofka
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nuur War’edy