Beeralayda Gobolka Baay Oo loogu baaqey Horumarinta Waxsoo saarka dalaga

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inta badan Beeraleyda Koonfur Galbeed ayaa ka soo tagay Beerohoodii Colaado iyo Abaaro saameeyay tarteed, taas oo ku sababtey in ay u soo Barakacaan Magaalooyiinka kala duwan ee dalka iyadoo qaar weli halkoodii sii joogaan.

Xiligan la joogo oo si aad ah Roobab uga qubteen Deegaanada iyo degmoyinka Koonfur Galbeed ayaa dadka kuwo beeraleyda ahaa ee ku suganaa ay Bilaabeen beerashada beerahooda oo hada u soo bahey dalaqyada kuwa ay beerteen sidookale hada ku jira waqti Falasho.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here