Maamulka Hirshabeele Oo Horumarin ku sameynaya Hey’adaha Garsoorka

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Hirshabeelle Mudane Cabdi Fitaax Cabdulqaadir Caddow ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarumaha ay ku shaqeyaan Maxkamadda sare ee Dowladda Hirshabeelle, tan gobolka Shabeellaha dhexe, Maxkmadda degmada Jowhar, Maxkamaddaha Racfaanka iyo Xafiiska Xeer-ilaalinta guud ee Dowladda Hirshabeelle.

Waxaana halkaas kusoo dhaweeyey Xeer-ilaaliyaha guud ee Hirshabeelle Garyaqaan Garaad Axmed Caddow, kusimaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dowladda Hirshabeelle Sheekh Yuusuf Muxumad Macow, Masuuliyiinta iyo bahda garsoorka Hirshabeelle.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here