Kulan Looga Mahadcelinaayay Ciidamada Amaanka Oo Waajid lagu qabtey

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Munaasabad kooban loogu mahad celinaayey Ciidimada Amaanka sidoo kalena shahaado sharaf lagu godoonsiinayey ayaa lagu qabtey Xarunta Dowlada Hoose ee Degmada Waajid

Munaasabadaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlada KG Ayaa waxaa shahaadoyin lagu godoonsiinaayey Ciidanka Nabad ilaalinta Itoobiya, Ciidanka SNA, Booliska iyo Nabad sugida

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here