Kulan Looga hadlayay dardargelinta Shaqooyinka Dowlada Oo ka dhacay Burco

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiye kuxigeenka Hay,ada Shaqaalaha Rayidka Maamulka Soomaaliland iyo Agaasimaha guud ee ee Hay,adaasi ayaa kulan la qaatey qar ka mid ah isku duwayaasha Wasaaradaha ee ku sugan gobolka Togdheer

Kulanka oo ujeedkiisa ahaa sidii loo sii wadi lahaa shaqada Hay,adaha iyo ka shaqeynta howlaha horyaala dowlada ayaa waxaa marka uu soo dhamaadey ka warbixiyey Gudoomiyaha gobolka Togdheer Maxamuud Cali Sameelbaan

Hirshabeelle.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here