Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Kormeerkan Gudoonka Waxbarashada ku tagay Xarumaha Waxbarashada ayaa ahaa mid lagu ogaanayay heerka Waxbarasho ee ka jira iskuulada Degmada Xudur ogaanshaha baahiyaadka jira si loo daboolo sidoo kalana loo dhiiri geliyo Horumarinta Waxbarashada.
Sidoo kale inta Gudoomiyaha Kormeerka ku jirey ayaa waxaa uu xog wareystey Macalimiinta Ardeyda Macalimiinta iyo Maamuliyaasha
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi