Dhismaha Wadada Bartamaha Magaalada Baydhabo Oo la bilaabey

0
104

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Bulshada Magaalada Baydhabo ayaa in muda ah sugayey dhismaha wadada dheer ee Bartamaha Magaalada dhaxmarta oo Burbur xoogan ka jirtey taasoo dhibaata badan ay ku qabeen Gaadiidleyda iyo dadka maristeeda maaadama wadadu aysan mudo helin wax dayactir ah

Dhismaha Wadada Bartamaha Magaalada ayaa hada si Rasmi ah loogu bilaabay burburinta dhismiyaasha soo galay wadooyinka iyo Dukaamada iyadoona loo dhiso doono qaab Casri ah taas oo Bulshada Baydhabo sugayaan si ay ugu faa’ideystaan

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nuur War’edy

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here