Xarunta Keydinta Farsamaynta Daaqa Xoolaha Oo Dhuusamareeb laga Hirgeliyey

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadaan oo ka dhacdey Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu wareejinaayey Xarunta cusub ee kaydinta iyo farsamaynta daaqa xoolaha oo Dhuusamareeb laga dhisey waxaana munaasabada ka qeybgalay Masuuliyiin ka socda DFS Maamulka Galmudug iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee kala shaqeeyey hirgalin xaruntaan

Gudoomiyaha Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan geeda qorow ayaa ugu horeyn ka Hadley munaasabadda wuxuuna ka Hadley faaiidada Xarunta cusub ee kaydinta iyo farsamaynta daaqa xoolaha oo Dhuusamareeb laga hirgaliyey

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here