Xarun lagu baranayo Culuumta Diiniga Oo laga hirgeliyey Degmada Garoowe

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Garoowe Xarunta Maamulka Puntland ayaa waxaa laga hirgeliyey Madaraso Daarul-xadiis ee Xalaqaadka Cilmiga iyo Xifdinta Qur,aanka Kariimka, kaasi oo ay hirgeliyeen qar ka mid ah Waxgaradka iyo dhalinyarada Deegaanka Waxeyna Fursada kala duwan kal heli Doona Ardeyda Magaalada.

Waxaana lagu baran donaa Xifdinta Qur’aanka Kariimka Tawjiidka Barashada Tafsiirkiisa iyo Axaadiistiisa, waxaana goob-joog ka ahaa Dah-furka Madarasada Cusub Culumo, Ganacasato, Dhalinyaro, Odayaasha dhaqanka, Haween iyo Mas’uuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here