Kulan lagu Falanqeeynayay ka Faaideysiga Geedka Garanwaaga Oo ka dhacay Hargeysa

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada Maamulka Soomaaliland ayaa daahfurtay kulan hawleed lagu falanqaynayo ka faa’iidaysiga geedka garanwaaga ama sida Soomaalida kale u yaqaani Cali garoobka

Kulankaan ayaa waxaa dahfurey Agaaismaha guud ee Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada waxaana ka qeybgalay Hay.adaha wasaarada kala shaqeeya Arimaha Deegaanka , Masuuliyiin kale oo maamulka Soomaaliland ka tirsan iyo Marti sharaf kale

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here