Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Soomaaliland ayaa kala dirtay kooxo dhakhaatiir ah oo Gobolada ka fulin doona Barnaamij daawaynta Xoolaha Wacgelinta iyo Nafaqenta Xoolaha
Munaasabada ayaa waxa ka soo qeyb galaay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo uu wehlinaayo Agaasiimaha guud ee Wasaarada iyo madax ka socota Wasarada Xanaanada Xoolaha
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi