Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Xili lagu gudo jiro Waqti Roobaadka Guga inta badan waxaa dalka ka da,aya Roobab Xoog leh oo durba meelaha qaar ay saameyn kala duwan ay Bulshada ku yeelatey waxaana sidoo kale meelaha qaar ay dhacdey in ay dad ku dhintaan Daadadka soo rogmadey dartii taasina loo aaneeyo dadka oo aan qaadan digniinaha aysan qaadan
Dowlada Hoose Ee Degmada Garoowe ayaa soo saartey digniin ay Bulshada uga digtey in ay ka fogaadaan Khatarta biyaha Xili Roobaadka meelaha godan iyo Togaga si aysan dhibaata ka soo gaarin islamarkaana ay muujiyaan Feejignaan dheeri maadama laga Cabsi qabo in ay da,aan Roobab Xoogan.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nuur War’edy