Aqoon isweydaarsi ku saabsan ka hortaga Xad gudubyada Oo laga dah-furey Baydhabo

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababar ka oo ay si wadajir ah u fureen wasiir kuxigeenka Wasaarada Arimaha Amniga gudaha KGS iyo Agaasimaha guud ee Wasaarada Haweenka ayaa Waxaa loo qabtey ururada kala duwan ee ka shaqeeya arimaha bulshada iyo qeybaha kala duwan ee Police-ka

Tababarkaan oo socon doona mudo sedax maalin ah ayaa Waxaa lagu baran doonaa ka hortaga xadgudubyada iyo wadashaqeynta bulshada iyo police-ka waxaana qabaneysa UN-Women iyo UNTIMIS

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here