Warbixin ku saabsan Xuska Maalinta Caafimaadka Dhirta Aduunka Oo Maanta ku beegan

0
48

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Sanad kasta 12 May Waxaa Aduunka laga Xusa Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhirta, Maalintan oo Aas-aastay Qaramada Midoobay si loo kordhiyo Wacyiga ku saabsan Muhiimadda ilaalinta Caafimaadka dhirta.

Sidookale si loo dhammeeyo gaajada, loo yareeyo saboolnimada, loo ilaaliyo deegaanka, islamarkaana loo kobciyo horumar dhaqaale iyadoo Hal kudhigga sanadkan uu yahay “Caafimaadka Dhirta, Cunnada iyo Qorshaha Dhulka”.

Sanad kasta, ilaa 40% dalagyada cuntada caalamka ayaa halaaba sababo la xiriira cudurro iyo cayayaan, taasoo dhaqaalaha adduunka ka khasaarisa in ka badan $220 bilyan, Dalalka sookoraya, khasaarahani wuxuu keenaa cunno yari iyo saboolnimo siikordheysa.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here