Qoysas danyar ah ku nool Mandeera Oo Deeq Raashin ah la gaarsiiyay

0
43

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ururka Samalfalka Salam Hub ayaa deeq Raashin ah gaarsiisay 70 qoys danyar ah oo ku nool Magaalada Mandera taas oo ka koobnayd Bariis, Sonkor, Saliid, iyo Baasto, ayaa waxa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada iyo Mas’uuliyiin kale oo ka socday Ururka Samafalka Salam Hub

Qaar ka mid ah dadkii la gaarsiiyey deeqdan ayaa u Mahadceliyey Ururka deqdaan soo gaarsiiyey iyagoo sheegey in ay baahi badan u qabeen deeqdaan Raashinka ah

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here