Madasha Faafinta Buugga jidka dhismaha Heshiiska Bulsho Oo Muqdisho Lagu qabtey

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Muqdisho waxaa ka furmey Madasha faafinta Buugga jidka dhismaha heshiiska bulsho ee Soomaaliya kaasi oo ay soo qaban qaabisey Machadka Heritage waxaana ka qeybgaley Madax ka socota Dowlada Federalka Soomaaliya iyo Aqoonyahano Soomaaliyeed

Madasha oo socon doonta mudo labo maalin ayaa sidoo kale waxaa lagu casuumi doonaa daneeyayaasha arrimaha Soomaaliya sida ay sheegeen masuuliyiinta Machadka Heritage

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here