Dood ku saabsan Muhiimada Dekadda Baraawe u leedahay Dhaqaalaha Oo lagu qabtey Muqdisho

0
49

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Machadka Cilmi baarista iyo hormarinta ee Iraad ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Dood ku saabsan muhiimadda ay Dhismaha Dekada Baraawe u leedahay kobaca Dhaqaale ee Koonfur Galbeed iyo guud ahaan gayiga Soomaaliya.

Dooda waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federalka Soomaaliya . Maamulka Koonfur Galbeed, Aqoonyahano iyomarti sharaf kale oo dooda uu Machadka Cilmi baarista iyo Hormarinta ee Iraad ku marti qaadey

Warkung waliba nig haaye  Mahamed Aadan Wadani

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here