Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Dhismaha wadada laamiga ah ee isku xirta degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb oo maalmo ka hor uu dhagax dhigay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si rasmi ah loo bilaabay.
Dhismaha wadada laamiga ah ayaa waxaa Qarashaadka ku bahaya bixinaya Maamulka Dowlad-Goboleedka Galmudug, iyadoo sidookale ay qeyb-weyn ka qaateen Ganacsatada Galmudug iyo Gaadiidleyda isticmaala Wadadan.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed