Dhismaha Tartanka Iskuulada Xudur iyo Wanlaweyn Oo laga dah-furey Baydhabo

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladani oo aheyd mid lagu daah-furayey Tartanka Shirkadaha Dhismooyinka Dugsiyada Degmooyinka Xudur iyo Wanlweyn ayaa lagu qabtey Magalada Baydhabo,Waxaana ka soo qeyb galey Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada KGS, qaar ka mid ah Madaxda ka socotey Kanbaniyada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here