Tartan Ciyaareed Loogu Magac darey Nabada Oo lagu soo gabagabeeyey Waajid

0
81

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Kulan Ciyaareedkan ayaa loo qabtey 4 kooxood oo ka dhisan Degmada Waajid kaas oo dhawaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlada KG u Daahfurtay Kooxaha ka dhisan Degmada Waajid ee Gobolka Bakool waxaana loogu Magac darey Koobka Nabada iyo isdhax galka Bulshada.

Xiritaanka Ciyaartan ayaa waxaa Goobjoog ahaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,KG Maamulka Degmada Waajid bahda Ciyaaraha iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada iyadoona labada kooxood ay halkaasi ku soo Bandhigeen Ciyaar xiisa badan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here