Tababar ku saabsan wada shaqeynta Booliska iyo Bulshada Oo Baydhabo laga Daah-furay

0
19

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ayaa waxaa uu ku saabsanaa Dhisida qaab Wadashaqeynta ee ka dhexeeya Booliska, Ururada Bulashada Rayidka ah iyo Haweenka si ay u Hormariyaan una ilaaliyaan Xaquuqda Hawenka Gudaha Degmada Baydhabo.

Tababarkan ayaa waxaa ka qeyb-galey Ururada Bulashada Rayidka, Haweenka, Madaxda Hormuudka dhalinyarada Koonfur Galbeed iyo Booliiska, kaas oo lagu soo bandhigey Waxyaabo la xiriira Dhisida qaab Wadashaqeynta.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here