Tababar ku saabsan Darajooyinka Mushaaraadka Shaqaalaha Dowlada Oo Muqdisho laga Dah-furey

0
11

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababar oo loo qabtey Gudi hoosaadyada ,Wasaaradaha Dowlada iyo Hay,adaha ayaa ku saabsanaa Hirgalinta Siyaasada Jaangoonta , Darajooyinka iyo Musharaadkaa Shaqaalaha Rayidka ah ee Dalka

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Dowladda Cawaale Xuseen ayaa furay wajiga labaad ee Tababarka jaangoynta darajooyinka iyo mushaaraadka shaqaalaha Dowladda ugu horeyn kulanka ka hadley

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here