Bulshada Ceel-Afweyn Oo soo dhaweeyey Xal ka gaarista Colaada Beelaha

0
77

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Degmada Ceel Afweyn iyo deegaanada hoosyimaada ayaa waxaa mudo ka badan Taban sano ka jirtey dagaalo u dhexeeya beelaha halkaas wada dega waxaana mudadaasi Bulshada noqotey mid Colaada kala Fogeysay islamarkaana saameyn ku yeeshey Nolosha dadka

Dhawaan ayaa Maamulka Soomaaliland ku guulestey in ay Shir isugu keenay beelaha Colaada dhaxtaalay iyadoona heshiis laga gaarey Colaada waxaana hada dib u furmey isku socodka dadka oo mudo kala xirnaa

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here