Ardey baratay Culuum kala duwan Oo Shahaada lagu gudoonsiiyay Garoowe

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardeydani oo gaareysey ilaa iyo 88 ee ka qali bedelanaayey Fasalka 8daad iyo kuwa dhameeyey Qur’aanka Kariimka ee Dugsiga Daarul Abuu Hurayra ee Magaalada Garoowe ayaa waxey ujeedkeEdu ahaa Mid lagu dhiiragelinaayey ardeyda Waxbarashada, taasi oo uu soo qaban qaabiyey Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga.

Waxaana Munaasabada goob-joog ka ahaa Maamulka Degmada Garoowe Waalidiin Odayaasha dhaqanka, bahada Waxbarshada,Maamulka Iskuulka iyo qeybaha kala duwan ee Ardeyda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here