Shacabka Baydhabo oo isku diyaarinaya Is-diiwaangelinta Doorashooyinka dadweynaha.

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Shacabka magaalada Baydhabo ayaa isku diyaarinaya Is-diiwaangelinta doorashooyinka dadweynaha taasi oo dhawaan ka bilaabmi doonta deegaano badan oo ka tirsan maamul goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya

Qaar ka mid ah shacabka Baydhabo oo ka hadley Doorashooyinka dalka ayaa sheegey in xal ay u tahay arimaha siyaasada dalka soomaaaliya taasi oo hogaanka ay ku doorayaan shacabka Soomaaliyeed

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here