Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Roobab Xoogan oo ka qubtey Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu geeystay khasaare kala duwan oo naf iyo Maalba leh, iyadoo Bulshada qaar ka barakaceen halkii ay degnaayeen.
Degmooyin dhowr ah ayaa Xaalad go’doon ah ku jira, Ka dib Markii ay Guud ahan Bur –bur Xoogan badan soo gaaren Wadooyiinka qaar halka kuwo kale ay fadhiisteen Biyo aad u badan.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir