Olole dib loogu furayo Waddooyinka Geedaha ku baxay Oo laga bilaabey Masagawaa

0
72

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wadooyinka Degmada Masagawaa ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ku baxay Geedo waaweyn oo hakad geliyay isku socodka dadka iyo Gaadiidka maadamaa Mudo ka badan Shan iyo taban sano aan lageed jarin taasi oo keentey in wadooyinka qaar ay xirmaan

Si loo furo wadooyinkaas xirmey ayaa Maamulka Degmada Ganacsatada iyo Mudanayaal ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ay bilaabeen Olole dib loogu furayo waddooyin Mudada dheer xirnaa taasoo oo caqabad ku noqotey dadka halkaasi ku nool

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here