Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Taliska Guud ee Ciidanka Police ka SSC-Khaatumo ayaa Sameyey howgalo lagu sugaayey amaanka guud ee magaalada Laascaanood taasi oo ay hogaaminaayeen Masuuliyiinka Amniga iyo Saraakiisha Ciidanka SSC-Khaatumo
Howgalkaan ayaa waxaa qeyb ka ahaa shacabka Laascaanood oo iyagana sheegey in ay la shaqeynayaan laamaha Amniga Maamulka waxaana qeybaha kala duwan ee bulshada inteeda kale loogu baaqey in ay ka shaqeeyaan Amniga
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani