Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Magaalada Kismaayo ayaa waxaa Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Dowlad Goboleedka Jubbaland ka furtay tababar ku saabsan Curinta Wadaxaajoodka Bulshada iyo Bahda Caddaaladda.
Tababarka oo ay ka qeyb-galayaan Qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa waxaa uu ujeedkiisu ahaa In la horumariyo Fahamka Xirfadaha Dhexdhexaadinta Wadaxaajoodka ee ka qeyb-galayaasha.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday