Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Munaasabadani oo aheyd mid lagu soo gaba gebeynayey Tartan Aqooneedka Machadka Moonlight International College ee Magaalada Baydhabo gaar ahaan Xaafada Xanaan 2 ayaa ujeedkeesu ahayd mid lagu dhiiragelinayey Ardeyda Laguna Tayeynayey Waxbarshada Machadka ayaa waxaa ka soo qeyb galey Maamulka iyo Macalimiinta Machadka Waalidiin Waxgaradka Xaafada iyo qeybaha kala duwan ee Ardeyda iskuulka.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir