Maamulka Degmada Qardho Oo Gubey Alaabo dhacay lagu iibinayay Xarumaha Ganacsiga

0
59

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Alaabtan la gubey ayaa isugu jirtey Cunooyin Dawooyin iyo Kareemo dhacay ee lagu iibinayay Xarumaha Ganacsi ee Degmada Qardho si loogu hortago Qatarta Caafimaad ee ka dhalan karta waxyaabaha dhacay ee Bulshada isticmaasho waxaana howshaan Fulisay Dowlada Hoose ee Qardho

Goobta lagu gubayay Alaabtan dhacdey ayaa waxaa Goobjoog ahaa Maamulka Degmada Qardho Ururada Bulshada Rayidka iyadoona halkaasi Ganacsatada a Fariin uga soo direen ee ku aadan in ay Joojiyaan ka Ganacsiga waxyaabaha dhacay

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here