Kulan Looga hadlayay Kordhinta Gargaarka dadka Nugul Oo Baydhabo lagu qabtey

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Kulankan ay soo qaban qaabisey Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowlada KG ayaa lala qaatey Hey’adaha Samafalka ee ka howlgala Deegaanada KG waxaana looga hadlay sidii ay Hey’adaha Samafalka u kordhin lahaayeen taageerada Bulshada ay siiyaan maadaama lagu gudo jiro Xili Roobaad si loo garab istaago kuwa Nugul

Inta uu socdey Kulanka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Madaxda Hey’adaha Samafalka Wasiirada Gargaarka Qorsheynta Caafimaadka iyo Biyaha waxaa dhanka kale shirka loogu hadlay kordhinta Mashaariicda lagu Horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha iyadoona Hey’adaha halkaasi ku soo Bandhigeen qorshayaashooda u degsan

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here