Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardeyda Macahadka Al-Qamar Educational Academy oo ka mid ah macadyada waxbarasho ee ku yaala Baydhabo ayaa Ardeydiisa qeybta Caafimaadka maanta u fadhistey Imtixaankooda u danbeeyey ee sanadkaan ay kaga baxayaan kuliyada Caafimaadka
Maamulka Macadkaan ayaa sheegey in sanadwalba ay soo saaraan Ardey kala duwan ee Baratey Caafimaadka kuwaasi oo ay siiyaan Shahaadooyin si ay uga sii mid noqdaan bahda Caafimaadka Baydhabo
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani