Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Hawd oo ay wehaliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliland ayaa Hay’adda World Vision kala wareegeen Agab kala duwan oo iskugu jira qalab xaafiis, mid waxabarasho iyo qalabka Ciyaaraha oo Hey’adda soo-gaarsiisay Degmada Bali-gubadle.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi