Shaqaalaha Dowlada Hoose Boosaaso Oo loo Tababarey Maareynta Jaamka Wadooyinka

0
4

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Boosaaso ayaa waxaa uu Tababar lagu baranaayey Maareynta jaamka Wadooyinka iyo hanaanka Caalamiga ah ee Baakinada u soo Xirey qaar ka mid ah Howladeenada Ururka badbaado ee Magaalada Boosaaso kuwaasi oo ka shaqeyn doona Nabad geliyada Wadooyinka Magaalada.

Waxaana Xiritaanka Tababarka goob-joog ahaa Maamulka Degmada qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Wasaradaha, Aqoonyahano, Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here