Qoysas danyar ah Oo Hoy La,aan ku heysata Magaalada Muqdisho

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Qoysaskan oo gaaraya 175 qoys oo u badan Haween iyo Caruur ayaa Colaad hore uga soo barakacay Bariire, Awdheegle,Sabiib iyo Caanoole oo dhamaan ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfur Galbeed.

Waxana Qoysaskan Bishii hore dhexdeeda ay gaareen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo ay deganaayeen Maalmooyin ka dib markale barakaceyey Roobab Xoogan oo ka da’ay Halkaas.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here