Maamulka SSC Khaatumo Oo La Wareegey Talaalka Cudurada Oofwareenka iyo Shubanka

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Diyaarad sitey Talaalka Cudurada Oofwareenka, Shuban biyoodka iyo Jadeecada kuwaas oo Loogu tala galay Carruurta ku nool Deeganada SSC Khaatuma ayaa ka degtey Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Laascaanood waxaana halkaasi lagu wareejiyay Wasaarada Caafimaadka Maamulka Khaatuma kana yimid Hey’adaha WHO iyo Unicef si Carruurta loo siiyo Talaalka.

Goobta Lagu kala wareegayay Talaalkan ayaa waxaa Goobjoog ahaa Madaxda Wasaarada Caafimaadka Khaatuma kuwa Hey’adaha WHO iyo Unicef Maamulka Degmada Laascaanood Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Khaatumo C/risaaq c/rixnaan (Cadceed) oo la wareegay Labada talaal ayaa sheegey in ay Carruurta gaarsiin doonaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here