Maamulka Soomaaliland Oo la Wareegey Qaboojiyaal loogu tala galay Kalluunka

0
55

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Qaboojiyaashan oo gaaraya 432 Xabo ayaa loogu tala galay Kalluumeysatada Deegaanada Maamulka Soomaaliland sidii loogu taageeri lahaa in ku keydsadaan Kalluunka ka bati si dhamaan Gobolada loo wada gaarsiiyo gaar ahaan Deegaanada aan Xeybta lahayn dadka ku nool u heli lahaayeen Kalluunka

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Kalluumeysiga Maamulka Soomaaliland ayaa Kala Wareegay Hay’adda World Vision soo gaarsiisay Qaboojiyaashan loogu tala galay Kalluumeysata oo dhibaata kala kulma marka u haro Malayga ay waayaan meel lagu keydiyo si maalin kale loo isticmaalo isaga oo aan isbedelin

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here