Shir looga hadlayo Kaabayaasha Digital-ka Oo Muqdisho laga dah-furey

0
13

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa maanta lagu Daahfuray Munaasabadda Kaabayaasha Digital-ka ah Ee Hay’adda Aqoonsiga Iyo Diiwaangelinta Qaranka(NIRA).

Munaasabadda Kaabayaasha Digital-ka ah Ee Hay’adda Aqoonsiga Iyo Diiwaangelinta Qaranka(NIRA) ayaa waxaa goobjoog ka ah madaxda ka socota heerarka kala duwan ee Dowladda iyo qaybaha bulshada Soomaaliyeed.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here