Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Hay’adda udiyaar Garowga Aafooyinka iyo kaydka Raashinka Soomaaliland ayaa Deegaano Hoos yimaada Gobalka Tog-dheer Bulshada ku nool gaarsiisey deeq Raashin ah, kuwaasi oo looga tagaley in lagu Caawiyo dadkii ay Abaaruhu Saameeyeen, iyidoona deqdani Raashinka ee la gaarsiyey Bulshada ay iska kaashadeen Boqortooyada Sacuudiga iyo Hay’adda Udiyaar Garowga Aafooyinka Soomaaliland.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir