Maamulka Gobalka Baay Oo soo saarey Digniino la xariira Qataraha Roobabka.

0
78

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Iyadoo lagu jiro Xiliyo Roobab oo si aad ah uga qubanaya Gobolada Koonfur Galbeed oo dhan ayaa waxaa la soo saarey digniino la xariira qataraha Roobabka xoogan ee ku aadan Bulshada gaar ahaan kuwa ku nool kaamamka.

Shir jaraa’id Oo Maamulka Gobalka Baay ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa waxaa looga hadlay sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyiinka ka dhasha Roobabka Xoogan iyo Korontada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here