Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mudooyiinkan Dambe ayaa waxaa qeybaha kala duwan ee Bulshada Ku nool Magaalada Bajeela ee Gobolka Mudug iyo Maamulka Deegaanka ay walaac Xoogan ka muujinaayeen adeegyada Caafimaad Xumo ee ka jirta deegaankaas.
Waxaana u kuurgalay sidii loo ogaan lahaa Duruufaha Caafimaad ee ka jira deegaankaas oo kormeer shaqo ku tagay Isku duwaha Caafimaadka Degmada Ceelguula ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Cabdulaahi Cali Jaamac.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday