Ingineerada Magaalada Baydhabo Oo loo Tababarayo Isticmaalka qalabka dhismaha

0
57

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Howlaha Guud Guriyeynta iyo dib u dhiska Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Tababar u futrey qaar kamid ah injineerada koonfur galbeed kuwaasi oo isugu jira Kuwa Wasaaradda ka socda iyo injineerada kale ee madax banaan.

Wasaarada ayaa ku sheegtey in ujeedka Tababarka uu yahay in ay dhalinyarada soobartey Injineernimada ay uga faaideeyaan qalab cusub oo wasaarada ay keentey kuwaasi oo loogu shaqeyn doono dhismaha wadooyinka Baydhabo iyo magaalooyinka kale

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here