Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) In ka badan 150 Xirfadlayal Caafimaad ayaa ka qeybgalay Imitixaan oo ay qaadaneyso Wasaaradda Caafimaadka Dowlada KG oo kaashaneyso Hey’adda WORLD VISION Xafiiskeeda Magaalada Baydhabo.
Waxaana Xirfadkayaasha ka qeyb galey imtixaanka ay noqon doonaan kuwa aqoontaada uga adeegi doona Bulshada KG iyadoona Shaqadooda noqon doonta Horumarinta Caafimaadka iyo sidii Bulshada u gaarsiin lahaayeen Wacyigelin ku saabsan Fariimaha ka imaanaya Wasaarada Caafimaadka
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir