Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Shirkada Jameeco Weyn Spare Parts Oo Fadhigoodu yaay Magaalada Hargeysa ayaa Ciidanka Booliska Soomaaliland ku wareejisay Agab kala duwan sida dareeska in kabadan boqol iyo Sidedaan Askari loogu tala galay Jaakadaha Roobka, Calaamaha loo isticmaalo Gaadiidka iyo Mootooyin kaas oo sanad kasta ay bixiso si loo dhiiri geliyo Ciidanka Booliska Bulshada u adeegyada
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliland ayaa Gudoomey Deeqdan Ciidamada loogu tala galay si kor loogu qaado shaqada ay Bulshada u hayaan Madaxa Shirkada Jameeco Weyn Spare Parts Ahmed Abdi ayaa ugu horeyn halkaasi ka hadlay isagoo sharaxaad ka bixiyey waxyaabaha ay Ciidanka ugu deeqeen.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady