Tababar ku saabsan Xal-uhelida Arimaha Cadaalada Oo laga Dah-furey Kismaayo

0
68

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Xal-u-helidda Arrimaha Caddaaladda waa geeddi-socod muhiim u ah nabadda, horumarka bulshada, iyo ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta waxaa muhiim ah in la helo nidaamyo caddaaladeed oo furan, daahfuran, isla markaana loo siman yahay.

si loo helo nidaamyo caddaaladeed oo furan ayaa Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland ayaa Bahda Garsoorka, Asluubta iyo qaar kamid ah qeybaha kala duwan ee Bulshada u qabatay Tababar ku saabsan Xal-uhelida Arimaha Cadaalada.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here