Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Tababarkan oo Soconayey Mudo Saddex Maalin ah Kaas Oo Lagu Baranayey qaabka Iyo Sida Loo Daweeyo Biyaha Ceelasha ku yaala Deeganada KG gaar ahaan Magaalada Baydhabo si loogu hortago Cudurada dhasha xiliyada Roobabka waxaana la siiyay shaqaalaha Wasaarada Biyaha KG.
Tababarka oo ay Soo qaban qaabisey Wasaaradda Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha Dowlada KG Waxaa Ka qeyb qaatey Inta badan Ururada Bulshada Rayidka Magaalada iyo Shaqaalaha Wasaarada si loo tababaro in ay daaweyn karaan Ceelasha ay dadku isticmaalaan
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady