Shaxda Ay Barcelona Kaga Hor Tagi Karto Inter Oo la shaaciyay

0
4

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Barcelona ayaa war fiican ka heshay soo laabashada Robert Lewandowski Kaas oo ka soo laabtay dhaawac uu ku maqnaa.

Robert Lewandowski ayaa seegay 4-tii kulan ee ugu dambeeyay ee ay ciyaartay kooxdiisu sabab la xidhiidha dhaawac muruqa ah kuna jiro kulankii lugta hore ee Inter Milan.

Laakiin xiddigaa ayaa ku soo baxay liiska 23 xiddig ee ka soo muuqan doona kulanka Inter ee caawa.

Halkan Kaga Bogo shaxda Ay Barcelona Kaga Hor Tagi Doonto Inter.

Szczesny; Eric, Cubarsi, Martinez, Martin; Pedri, de Jong; Yamal, Olmo, Raphinha; Ferran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here