Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Oo dib u howlgelinayo Xaruumaha Danta Guud

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Markii ay Burburtey Dowladii Dhexe Ee Soomaaliya inta badan waxaa Gacanta Dowlada ka baxay Goobihii danta guud sida dhismiyaasha iyo kaabayaasha dhaqaalaha oo ay ugu horeeyaan Warshada iyo Xarumaha lagu baran jirey Xirfadaha dalka u baahnaa

Deeganada Gobolka Shabeelaha Hoose waxa uu kamid yahay Goobaha ay Dowladii hore ka hirgelisey Xarumo danguud sida Xerada Kacaanka,Xero Maleesiya iyo Jaamacada Beeraha oo Dhamaanba ku Yaala Deegaanka Carbiska,waxaana booqasho ku tagay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here